SOMALI MEDIA HOMEPAGE

 

 

Walaalayaal si aad iyo aad u diiran ugu soo dhawaada page kan Somali Media oo aan rajeynayo inaad aad uga heli doontaan.

Somali Media oo shaqadeedu tahay sidii ay ugu adeegi lahayd bulshada Somaliyeed ee kunool wadankan Sweden ayaa anagoo adeegsanayna TV noo gaara lagana daawado magaalooyinka Stockholm, Örebro iyo Gothenburg, gaadhsiina umada waxyaalo aanu u aragno inay muhiim yihiin sida dacwada Islamiga iyo arimo laxidhiidha nolosha wadankan sweden.Somali Media waxa ay furayd iminka mudo ku dhow shan sanadood.

SOMALI MEDIA AUDIO SECTION

FURITANKA SOMALI MEDIA

FDUGSI MALAHA QABYAALADI

GABAY UU TIRIYAY RAAGE EE HIJRO

GABAYGII QURBAHA RAAGE

DABA HUWAN IYO HADRAAWI

QASIIDO

QASIIDO 2

SHIRAR ISLAMI AH OO DHACAY

SHIRKII DHACAY 1995

SHIRKII DHACAY 1996

SHIRKII DHACAY 1997

SHIRKII DHACAY 1998

SHIRKII DHACAY 1999

Shantii sano ee aan soo dhaafnay waxaa sanadwalba ka dhacayey wadankan Sweden shirar Islami ah oo ay soo qabanqaabiyaan ururada Somaliyeed ee ku nool wadamada Scandenavia.

Waxaa si toos ah uga soo qayb gala culimo waaweyn oo somaliyeed kuna kala nool aduunka daafihiisa. Hadaba Somali Media waxa ay tahay shaqadeedu sidii ay u duubi lahayd cajeladaha muxaadarooyinka maqal iyo muuqaalba si markaa loo gaadhsiiyo dadka u baahan cajeladahaas. Ilaahada waxa kaydka cajeladaha Somali Media yaala ilaa 5 sanadood cajeladahood anagoo gaadhsiina daafaha aduunyada meeshii hadba laga soo codsado.

Hadaad u baahan tahay waad nala soo xidhiidhi kartaa noo soo dir email ama habkii adiga kuu suurta gelaya.

Waxaan isu dardaarmaynaa cabsida Illaahay meelkasta oo aad joogto.........................................................

somedia@hotmail.com

fax/tel=46-31-843079

SHIRKII DHACAY 1995

HADA IYO DANTA DADKA SOMALIYEED

Sh Cumar FaaruuqSh Maxamed Cabdi UmalMustafe X IsmaaxiilSh Cali Dheere

Sh Cali Dheere

(1)Doorka Haweenka Islaamka (2)Taariikhda Islamaka ee geeska Africa (3)Istaraajiyada hawlaha Islaamka

Sh Mustafe X Ismaaciil

 (1)Nidaamka cusub ee caalamka (2)Astaamaha siyaasada umada

Sh Maxamed C Umal

(1)Al-Walaa Wal-baraa fil Islam

SH Cumar Faaruuq

(1)Hada iyo danta umada Soomaaliyeed (2)Warbixin Bayaankii Makka

SHIRKII DHACAY 1996

HABKA BADBAADADA UMADA

Sh Cumar FaaruuqSh Maxamed Abdi UmalSh C/rashid Sh Cali ZuufiSh ShibileMustafe X Ismaaxiil

Sh Cumar Faaruuq

(1)Warbixin safarkii soomaaliya(2) Macnaha Tawxiidka

Sh C/rashiid sh Cali Zuufi

(1)Tarbiyada caruurta(2) Xaqa ay isku leeyihiin muslimiintu

Sh Shibile

(1)Ahdaafta baraaruga Islaamka(2) Dhibaatooyinka carabka

Sh Maxamed Cabdi Umal

(1)Fadliga cilmiga(2)Cadaynta waxyaabaha lagu kadsoomo

Sh Mustafe X Ismaaciil

(1)Macnaha Nolosha

Sh Cabdi Cabdilaahi

(1)Nolosha danbe(2)Duulaanka xaga maskaxda

NADWOOYIN ISLAAMI AH

Waxyaabaha lagu kadsoomo iyo kuwa lagaga badbaado

Nolosha qofka muslimka ee ku nool Yurub

Xaalada uu maanta ku suganyahay caalamka Islaamka

Su”aalo iyo Jawaabo

SHIRKII DHACAY 1997

ADIINU NASEEXA

Sh Cali MawliidSh Yuusuf AxmedSh Maxamed OsmanSh C/rashid Sh Cali ZuufiMustafe X Ismaaxiil

SH C/rashiid Sh cali Zuufi

Midhaha iimaanka

Sh Yuusuf Axmed

Habka lagu badbaado

Sh Mustafe X Ismaaciil

Aadaabta Himilooyinka

Sh Maxamed Osman

Xaqa labada is qabta

Sh Cali Mawliid

Tarbiyada caruurta

Sh Maxamed Rashaad

(1)Abuurida cadaawada gaalada(2) Miraha shirqoolka gaalada

Sh C/laahi Cali Xaashi

Jihaadka iyo shuruudihiisa

Nadwooyin

(1)adwo fiqi ah(2) Nadwo siyaasi ah(3) Aragtiyo dhaqaale

SHIRKII DHACAY 1998

KULIGEEN XILBAA INA SAARAN

Sh Axmed Ali ShireSh Maxamed RashaadSh Adan CiiseSh Maxamed OsmnanSh Yuusuf Axmed

Sh Yuusuf Axmed

(1)Janada(2)Naarta iyo sifooyinkeeda

Sh Maxamed Osman

(1) Xaqa labada isqabta(2)Adiinu Naseexa

Sh Maxamed Rashaad

(1)Marwada saalixada(2)Wanaag isfarida iyo xumaan iska reebida(3)Isugu kaalmeynta wanaaga(4)Idilkeen xil baa ina saaran waana layna weydiinayaa

Sh Axmed Cali Shire

(1)Gudashada Amaanada

NADWOOYIN

(1) Axkaamta guurka(2) Axkaamta furitaanka(3) Nadwo fiqi ah

Changing Button Spacin

SHIRKII DHACAY 1999

NOLOSHA QOFKA MUSLIMKA EE KU NOOL YURUB

Sh Yuusuf AxmedSh Adan CiiseSh C/rashid Sh Cali ZuufiSh Maxamed Abdi UmalSh CosobleSh C/raxmaan Kaariye

Sh Maxamed Abdi Umal

(1)Caqiidada salafkii suubanaa(2)Jilbaabka iyo shuruudihiisa

Sh Aadan M Ciise

(1)Nolosha qofka muslimka ee ku nool Yurub/America

Sh Maxamed C/raxman Kaariye

(1) Wanaajinta qalbiga(2) Tarbiyada jiilkii hore

Sh Yuusuf Axmed

(1) Guryaheenu gudaha ayay ka gubanayaan

Sh Cosoble

Akhlaaqda qofka muslimka ah

Sh Bashiir Shiil

(1)Habka xalinta khilaafka (2) Habka gudbinta dacwada

SH C/RASHIID SH CALI ZUUFI

(1) Cibaadada Alle(2) Dhibaatada maalinta aakhiro

NADWOOYIN (SU-AALO)

 Nolosha qofka muslimka ee ku nool Yurub/America

Nadwo siyaasi ah

 Nadwo fiqi ah

Nadwo haweenka u gaara